Jaaliyadda Karanle ee Geeska Afrika oo War ka soo saartay dilalkii Gaalkacyo iyo Xiisada Belad-weyne

Ganacsatada Beelweynta Karanle ee Geeska Afrika oo war ka soo saaray Magaalada Nairobi ayaa si kulul u cambaareeyey falkii foosha xumaa ee xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo kaasoo lagu laayey 9 qof oo aan waxba galabsan. Qoraal ay soo saareen ganacsatada beesha Karanle ee geeska Afrika ayay falkaasi ku tilmaameen mid waxashnimo ah oo ka … Continue reading Jaaliyadda Karanle ee Geeska Afrika oo War ka soo saartay dilalkii Gaalkacyo iyo Xiisada Belad-weyne